Spread the love

Habcusub Solutions waxuu kuu hayaa manhajka dugsiga sare ah, kaa oo kuu sahlaya inaad waqti yar ku dhamaysid dugsiga dhexe adigoo jooga ganacsigaaga, xafiiskaaga amaba gurigaaga.

Habcusub Solutions waxuu kuu diyaariyay macalimiin aqoon sare leh kuwaas oo kuu suurta gelinaya inaad waqti yar ku dhamayso dugsiga sare. Maadooyinka aad baranaysid ayaa waxaa ka mid ah xisaab, saynis, Ingiriis, Af-Soomaali iyo cilmiga bulshada. Qaybtaan dugsiga dhexe ah waxaa loogu tala galay dadka ka wayn 15 sano.

Faah faahin intaas dheer ama is qorista, kala xiriir Whatsappka:

Tel: +252771788710

Email: habcusub@gmail.com

Sidoo kale waad na soo raaci kartaa. Riix halkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *