Habcusub Solutions waa machad waxbarasho oo hab online ah wax kugu baraya adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga amaba goobtaada ganacsi.
Dadka iyaga ayaa na waydiiya maadada ay rabaan inay naga bartaan. Markaas kadib ayaan ku xirnaa macalin ku taqasusay maadadaas.
Is diiwaan gelinta ama warbixin intaas dheer naga soo wac Whatsappka amaba noo soo dir email.
For more information, please contact:
Habcusub Solutions
Grønland 12, 0188 Oslo, Norway
Tel. +47 409 50 100
habcusub@gmail.com
Darusalam City, Mogadishu Somalia
Tel: +252 771 788 710
E-mail: habcusub@gmail.com
Sidoo kale waad na soo raaci kartaa. Riix halkaan