Spread the love

Habcusub Solutions waxuu kuu hayaa manhajka dugsiga dhexe, kaa oo kuu sahlaya inaad waqti yar ku dhamaysid dugsiga dhexe adigoo jooga ganacsigaaga, xafiiskaaga amaba gurigaaga.

Habcusub Solutions waxuu kuu diyaariyay macalimiin aqoon sare leh kuwaas oo kuu suurta gelinaya inaad waqti yar ku dhamayso dugsiga dhexe. Maadooyinka aad baranaysid ayaa waxaa ka mid ah xisaab, saynis, Ingiriis, Af-Soomaali iyo cilmiga bulshada. Qaybtaan dugsiga dhexe ah waxaa loogu tala galay dadka ka wayn 15 sano.

Faah faahin intaas dheer ama is qorista, kala xiriir Whatsappka:

For more information, please contact:

Habcusub Solutions
Grønland 12, 0188 Oslo, Norway
Tel. +47 409 50 100
habcusub@gmail.com


Darusalam City, Mogadishu Somalia
Tel: +252 771 788 710
E-mail: habcusub@gmail.com

Sidoo kale waad na soo raaci kartaa. Riix halkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *